Muuse Suudi oo la kulmay Qoyskii uu ka geeriyooday Eng Yariisow (Daawo Sawirada)

Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah senetarada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow. Senatar Muuse Suudi ayaa uga tacsiyadeeyay qoyska geeridii ku timid Duqii Muqdisho Eng Yariisow uu ku tilmaamay nin qaran oo wax badan usoo qabtay … Continue reading Muuse Suudi oo la kulmay Qoyskii uu ka geeriyooday Eng Yariisow (Daawo Sawirada)